Aad baan idiinku mahad naqayaa hambalyadan aad ii soo dirteen. Waxaan ku balan qaadayaa in aan cadaalad ininku xukumo. Wabilaahi al tawfiiq Sultan Mohammed
Congratulations Mohammed. What an unexpected surprise!!
I would have thought that, being in somaliland and having had a regular e-mail communication with you, I would have been one of the first to have known such an event. Never mind though, it's only between old friends.
Gidigiin waa salaamantihiin, u horayn asxaabta is-weyday addunyaada kala kaxaysay e waxa aan Mahmed weydiiyey maxaad ugu sheegi weyday Xasan iyo Sadia Aw Muse in London lagu sameeyey Caleemo Saarkii wacdaruho ka dhaceeyn ee Gaalo iyo Muslimba isgu soo baxeen iyaguun baa ka maqnaa e. Sadia yana waxa aan ku idhi bal hablihii bari M. Ismaciil boos ha loo raadsho. Xasanow adigu ka waran suldaanimada HY ee culayska badan lahayd baa laga dul qaday mar haddii 'elitis' u soo dhigteene oo hadda uun bay wax kala soconayaan e.
Prince Mohamed I am sending you my heart congratulation to your coronation Sultanate of Muse Ismail clan particularly or H.Y clans generally. You His Royal Highness Prince Mohamed please be aware to establish your dream of self declared Sanaagland.
8 comments:
salaan Mahamed Sh. Ahmed,
Mahamed you deserve to be more than Suldan, I hope you will be the president of Somaliland,
thanks
Ahmed Aden Geeljire
Jeddah, SA.
sulddaan Maxamed
Boqorkiiyoo Baashiihiiyoow Suldaan Beesha Beroow.Waxan hanbalyo iyo bogaagaadin u u dirayaa Sulddaan Maxamed xaji Axmed Ali oo isku caleemasaaray magaalada Lodon. Wuxuna sheegay inuu Sulddaan u yahayah Isaaqa Bari.
ismaciil Aw Adan -
Aad baan idiinku mahad naqayaa hambalyadan aad ii soo dirteen. Waxaan ku balan qaadayaa in aan cadaalad ininku xukumo.
Wabilaahi al tawfiiq
Sultan Mohammed
Comment by Dr. Hassn Ismail Yussuf.
Congratulations Mohammed. What an unexpected surprise!!
I would have thought that, being in somaliland and having had a regular e-mail communication with you, I would have been one of the first to have known such an event. Never mind though, it's only between old friends.
Regards,
Dr Hassan
Comment by Ifrah Ahmed Ali
Hi Sultan Mohammed
Congratulations for your new title. It is all lovely, keep it up
Best regards
Ifrah
Comment by Amina Ibrahim
Dear All,
Gidigiin waa salaamantihiin, u horayn asxaabta is-weyday addunyaada kala kaxaysay e waxa aan Mahmed weydiiyey maxaad ugu sheegi weyday Xasan iyo Sadia Aw Muse in London lagu sameeyey Caleemo Saarkii wacdaruho ka dhaceeyn ee Gaalo iyo Muslimba isgu soo baxeen iyaguun baa ka maqnaa e. Sadia yana waxa aan ku idhi bal hablihii bari M. Ismaciil boos ha loo raadsho. Xasanow adigu ka waran suldaanimada HY ee culayska badan lahayd baa laga dul qaday mar haddii 'elitis' u soo dhigteene oo hadda uun bay wax kala soconayaan e.
Maca salaama kuligiin iyo nooli kulantee
Aminahoodo
Comment by Sadia Muse Ahmed :
Sultan
Yaa ku boqray miyaan layska arrin gelinayn
laakin waa halka Hassan ee , ku soo dhowow oo hambalyo .
Sadia (PENHA SLD)
Prince Mohamed I am sending you my heart congratulation to your coronation Sultanate of Muse Ismail clan particularly or H.Y clans generally. You His Royal Highness Prince Mohamed please be aware to establish your dream of self declared Sanaagland.
Thanks your HRH. Prince Mohamed
Mr.Abdi Ali Jama
Post a Comment