Friday, March 9, 2018

Boodhari Mill - Warshada daqiida oo dhowaan laga furidoono Hargeisa, Somaliland

(Hargeisa)- Bishan aynu ku jiro ee March ayaa 15 keeda laga furayaa magaalada Hargeisa ee caasimada Somaliland warshada daqiida samaysa.
Waxaa daahfuraya madaxweynaha Somaliland maalintaas.



Waa  fursad maalgashi oo dadkoodhan u furan. Waxaa shir maalgashi ee shariikada lagu qaban doonaa March 30 keeda Dubai midkalena London bisha May 2018. Waxaad ku bilaabi kartaa maalgashiga $2500 Somaliland iyo Somalia.
Halkan ka akhri sidii aad maal gashigaa u samayn lahayd iyo meeshaad kala xidhiidhaysid

SHARE

No comments: