Posts

Somaliland - Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay canbaaraynaysaa xukunka Boqor Buur madow

Image
Maanta, 26th April 2018, Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo uu gudoominayo garsoore Axmed Dalmar Ismaaciil waxaay shan sanadood oo xadhig ah ku xukuntay Boqor Cismaan aw Muxumued Buur madow oo ah hogaamiye dhaqameed caan ah.

Somaliland - Xarunta Xuquuqal Insaanka oo soo saartay war-bixin afar biloodle ah

Image
Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay maanta soo saartay war-bixin afar bilood leh ah oo ku saabsan xaaladda xuquuqal insaan ee Somaliland.

Inqilaabkii ay maanta ciidamo hubaysani kula wareegeen xaruntii Barlamaanka - Video

Image
Daawo :

Somaliland- Hay'adda PENHA Oo Tababar U Qabatay Haweenka M Hargeysa - Video

Image
Daawo:

Madaxweynaha Somaliland oo imaaraadka lagu soo dhoweeyey - Video

Image
Daawo:

Somaliland - Madaxweyne Biixi oo Imaaraadka u Safray

(VOA) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa safar aan hore loo shaacin maanta ugu kicitamay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.

Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyey Heshiiska Shirkada DP World - Video

Image
Video

DP World oo Soomaaliya Laga Mamnuucay - Video

Image
Halkan ka daawo

Somaliland - sida loo dhisi doono dekedda Berbera - Video

Image
Halkan ka daawo :

Boodhari Mill - Warshada daqiida oo dhowaan laga furidoono Hargeisa, Somaliland

Image
(Hargeisa)- Bishan aynu ku jiro ee March ayaa 15 keeda laga furayaa magaalada Hargeisa ee caasimada Somaliland warshada daqiida samaysa.

Diyaaradaa dagaalka ee Masar oo soo gelbiyey amiir Mohamed Bin Salman- Video

Image
Halkan ka daawo

Sawir : Heshiiska dekedda Berbera

Image

Madaxa DPWorld oo qiray inay Somaliland dawlad madax banaan tahay - Video

Image
Madax DPWorld ee Dubai ayaa qiray inay Somaliland dawlad madax banaan tahay ka dib markii ay heshiis cusub oo dekedda Berbera ku saabsan saxeexeen wiigii inasooo dhaafay.

Dawladda Somaliland waxaay dacwad ku soo oogtay Abwaan Naciima Axmed

Image
4tii March 2018, Xafiiska Xeer-ilaalinta ee Somaliland wuxuu dacwad ku soo oogay Naciima Axmed Ibraahim oo laga xidhay 27kii January 2018 gegida diyaaradaha ee Cigaaal iyada oo u sii socotay Xamar.

Suuq madow oo carruurta lagu iibiya miyaa ka jira Somaliland?

Image
BBC - Waa dhacdo ugub ah oo aan gayiga Soomaaliyeed inta badan lagu aqooni jirin, sida uu kusoo waramayo wariyaha BBC-da ee Hargaysa.