Posts

Showing posts with the label som

Somaliland - Xarunta Xuquuqal Insaanku way canbaaraynaysaa xukunka ku dhacay boqor Buurmadow

Image
Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay canbaaraynaysaa xukunka ku dhacay Boqor Cismaan aw Muxumed Buurmadow oo maanta Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Hargeysa ku xukuntay sadex sanadood oo xadhig ah. Waxa hore Maxkamadda Gobolku ay ugu xukuntay boqorka shan sanadood oo xadhig ah.